Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ku maqnaa Mudooyinkii danbe Cimrada ayaa galabta lagu soo dhaweeyey Madaarka Caalamiga ah Ee Egal International Airport.