Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Habeenimadii Xalay Ka Qaybgalay Munaasibad lagu Sagootinayey Ardaydii Deeqda Waxbarasho ka heshay Dalka Taiwan.