madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xadhigga ka jaray madaxtooyo cusub oo laga hirgeliyey duleedka magaalada Gabiley, taas oo miisaaniyadda qaranka laga hirgeliyey.