Hargeysa-10-10-2022-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa huteel Casood oo magaalada Hargeysa kulan kooban kula qaatay wefti ballaadhan oo ka socda dawladda dalka Jabbuuti, kuwaas oo Dalka u yimi ka qayb-galka Aaska marxuum Oday Muxumed Aw Axmed oo maanta lagu aasay xabaalaha Baqiic ee waqooyiga Hargeysa.