Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qaybgalay Shirka Heer Qaran ee Wada Tashiga Saamaynta Isbedelka Cimilada Somaliland oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Deegaanku.