Sawiro: Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qaybgalay Shirka Heer Qaran ee Wada Tashiga Saamaynta Isbedelka Cimilada Somaliland