Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta xadhiga ka jaray mashruuca soo kabashada iyo horumarinta Aagga Tamarta korontada Jamhuuriyadda somaliland oo lagu qabtay Hargeysa.