Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xalay ka qaybgalay xadhig ka jarka dhismaha loo asteeyey ama loo bineeyey Degmada Axmed Dhagax