Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo safar shaqo ku jooga Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa saaka kormeeray Mashaariicda JPLG-ga ee ka socda Degmada Berbera kuwaasi oo ay fulisay Dawladda hoose ee Berbera sannadkan 2022.