Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici ) Ayaa maanta ka qayb-galay Shirka Sanadlaha ah ee Ururka Ay Ku Midoobeen Dawladaha Hoose Ee Jamhuuriyadda Somaliland (AL-GASAL) oo lagu qabtay Hargeysa.