Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14-12-2022 waxa uu ka qaybgaley, Daahfurka Qorshe Magaaleedka Cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guryeyntu u samaynayso Magaalada Hargeysa (Hargeisa Master Plan).