Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Mashruuca Biyo Ballaadhinta Magaalada Boorama.
Boorama-03-09-2023-()-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Waftigii uu Hoggaaminayey oo maalintii labaad ku sugan magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorama ayaa soo kormeeray mashruuca biyo ballaadhinta Magaaladu halka uu marayo.