Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qaybgalay Daahfurka xarunta La-dagaalanka Cayayaanka (Ayaxa) oo ay iska kaashadeen Wasaaradda Horumarinta Beeraha iyo Hay’adda (FAO).