Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan ballaadhan la qaatay madaxda dhaqanka, waxgaradka, waayeelka iyo haldoorka Gobolka Gabiley, waxaana kulankaa lagu lafo-guray qodobo ay ugu horeeyaan difaaca Qaranka iyo doorashooyinka.