Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qaybgalay qalinjebinta Dufcadii Kowaad ee ka baxda Haldoor College for Health Science.