Hargeysa-22-09-2024-()-Kulan muhiima oo ay u balansanaayeen Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Ucid iyo Waddani oo madaxtooyada ka qabsoomay galabta ayaa waxa ka maqnaaday xisbiga Waddani. Haseyeeshe waxa kulankaa wada yeeshay Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid oo warbaahinta la hadlay markii uu soo dhamaaday.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey degmada Cadaadley.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo si ballaadhan...