Hargeysa-30-07-2023-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa ka qeyb-galay Xafladda Bandhiga Buugg laga qoray Madaxweynihii Afraad ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo taas oo lagu qabtay hotel Maansoor Hargeysa, buuggan ayaa ah daabacaadii labaad oo lagu turjumay luuqada afka qalaad ee Ingiriisa.
May 18, 2024
Khudbada Madaxweyne ku-xigeenka JSL ee munaasibada 18-kamay
Khudbada Madaxweyne ku-xigeenka JSL ee munaasibada 18-kamay