Madaxweyne ku-xigeenka oo ka hadlay furitaanka Masaajidkaasi ayaa uga mahad celiyey bulshadii kala duwanayd ee ka qeyb qaadatay dibu-dhiska masaajidka, waxaana uu sheegay in masaajidku ku yaallo badhtamaha boorama isla markaana uu furitaankiisu kusoo beegmay Bishii barakaysnayd ee Ramadaan oo ay ka hadhsan tahay maalmo yari, sidoo kalena bulshada Somaliland ugu baaqay in laysi-saamaxo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa ...