Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ka qaybgalay saaka Xuska Maalinta Saxaafadda Somaliland iyo Abaalmarinta 7aad ee Cawke 2022 oo lagu qabtay Xarunta dhaqanka ee Hargeysa.