Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey Agaasimihii hore ee Arrimaha gudaha, Marxuum Cabdirashiid Xirsi Cali oo lagu aasay Goroyo-cawil oo ah Gobolka Awdal.