Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo maanta furay shirka dib u eegista waxqabadka 2022 ee Mashruuca Maamul daadejinta Dawladaha Hoose ee JPLG-ga iyo qorshaha Sannadka 2023 oo ka furmay Hargeysa.