Waxaana Kulankaa lagaga hadlay Sidii kor loogu qaadi lahaa mashaariicda UNJPLG Ka oo ay UNICEF hormuud Ka tahay iyo Sidii ay hay’adda UNICEF u xoojin lahayd dadaalka ay Ku bixiso dhinaca biyaha, waxbarashada iyo caafimaadka iyo Inay sii wadaa mashaariicda dhinaca JPLG Ka ee 2023 ga.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray, Soona Kormeeray Suuqa Casriga ah ee Hadhwanaag. Haargeysa-25-03-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo x
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray, Soona Kormeeray Suuqa...