
Madaxweyne ku-xigeenka JSl ayaa galabta soo xidhi doona Tartanka Kubadda Cagta ee koobka Horyaalka Horyaalada Somaliland oo ka socday Magaalada Berbera.
Madaxweyne ku-xigeenka JSL ahna ku-simaha Madaxweynaha iyo waftiga u hogaaminayo ayaa soo dhawayn loogu sameeyey Deegaannada u dhaxeeya Hargaysa ilaa Berbera.
